Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka & Wacyi galinta Somaliland Sulayman Yusuf Cali Koore oo warbaahinta kula hadley hoyga uu ka degan yahey magaalada Laascanood, ayaa xaqiijiyey in baadhitaano lagu sameeyey lagaga helay xanuunka Covid-19.
sida uu ku soo waramay Weriyaha Warbaahinta dawladda u jooga Magaalada Laascaanood.