Warar

Taiwan Oo Maamulka Jaamacadda Hargeysa Ka Codsatay In ay Ardaydooda Ku Dhiiri geliyaan Xeraynta Deeqaha Waxbarasho Ee Dalkeeda

Ardayda Jaamacadda Hargeysa Oo Laga Codsaday In Ay Xereeyaan Deeqaha Waxbarasho Ee Taiwan

Ku-xigeenka Wakiilka dawladda Taiwan ee Somaliland Mr. Nabil Chen-Chu Wu, ayaa la kulmay maanta Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa iyo madaxda kale ee Jaamacaddaasi, oo uu kala hadlay sidii loo dardar gelin lahaa heshiis dhinaca waxbarashada ah oo ay bishii hore wada galeen.

Ku-xigeenka Wakiilka Taiwan ee Somaliland, waxa uu ka codsaday Jaamacadda Hargeysa in ay ku dhiiri geliso ardaydeed in ay codsadaan deeqaha Waxbarasho ee ay bixinayso sannadkan 2021 dawladda Taiwan, si gaar ahna waxa uu u soo jeediyey in ay ardaydu codsadaan Kulliyaddaha Injineerinka, kalluumaysiga, maamulka xeebaha, daryaalka Caafimaadka iyo Caafimaadka

Saxansaxo

Kala soco Wargeyska Saxansaxo Warar Hufan, Dhexdhexaad oo lagu kalsoonyahay

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Back to top button