Warar

Farriin Wacyi gelineed

Farriin Ka Timid Komishanka Doorashooyinka

#FARRIIN #WACYIGALINEED
Muwaadin baro Shuruudaha looga baahan yahay #Codbixiyayaasha doonaya inay helaan Addeegyada #Degmo-doorasho & #Kaadh baddalka Maanta oo ah 15 Feb. 2021, ka bilaabmay dhammaan Gobolada Dalka socona doona ilaa 24ka Feb. 2021.

KDQ waxa uu Addeegyadan u fidinayaa Codbixiyayaashii isdiiwaangeliyay 2016-kii oo qudha. Waxaa dhammaan Muwaadiniinta sharafta leh laga codsanayaa inay si dhaw ula shaqeeyaan KDQ kuna garabgalaan hawlaha qaran ee uu hayo, isla markaasna ay qaybtooda ka qaataan ilaalinta xasiloonida iyo amniga JSL iyo sidoo kale habsami-usocodka hawlaha loigu gogol-xaadhayo doorashooyinka isku sidkan ee Deeganada iyo Wakiilada.

#Muwaadin faham #Farriimaha KDQ, sii fidi oo la wadaag Muwaadiniinta kale kana qaybqaado Wacyigalinta Codbixiyayaasha.

#Somaliland
#somalilandelects
#KDQ
#SomalilandGuul

Saxansaxo

Kala soco Wargeyska Saxansaxo Warar Hufan, Dhexdhexaad oo lagu kalsoonyahay

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Back to top button