Warar
Farriinta Wacyi gelinta Komishanka ee Degmo-beddelka Iyo Kaadhka Lumay
Ha Moogaan Fursadan, haddii uu Kaadhku ka lumay

#KDQ waxa uu ugu baaqayaa dhammaan #Muwaadiniintu inay la socdaan #Addeegyada #Kaadh iyo #Degmo_doorasho baddalka oo haatan ka socda dhammaan gobolada dalka. #Codbixiye ha moogaan haddii aad Degmo-doorashadaadii 2016kii kasoo guurtay ama Kaadhkaagii Codbixintu kaa lumay!
#KDQ waxaa uu ugu baaqayaa #Muwaadiniinta Somaliland inay ogaadaan in Addeegyadda #Kaadh & #Degmo_doorasho baddalka ay ka socdaan dhammaan gobolada dalka JSL. Fadlan #Codbixiyayaasha addeegyadaas u baahani ha ka faa'iidaystan fursadaashttps://t.co/ffjzQSyyWz#SomalilandElects pic.twitter.com/zyhsyZrXN0
— Somaliland National Electoral Commission (SLNEC) (@SLNECHQ) February 18, 2021
#SomalilandElects
#KDQ