Warar
Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyey Shuruudaha Looga Baahan Yahay Murrashaxiinta Golaha Wakiillada
Halkan ka akhri shuruudaha Xeerku waajibiyey

Komishanka Doorashooyinka, ayaa soo saaray Shuruudaha looga baahan yahay Murrashaxiinta Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, kuwaas oo Xeerka guud ee doorashooyinku waajibiyey in ay buuxiyaan xubnaha tartamaya.
Shuruudahan, komishanku soo bandhigeen, ayaa ah kuwan hoos ku qoran: