Warar
Komishanka Doorashooyinka Oo Ka hadlay Murrashaxiinta Xilalka Dawladda Haya
Komishanka Oo Sheegay In aan Hantida Qaranka Lagu Ololeyn karin

Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay in maanta ay ugu dambeysay wakhtigii loo qabtay musharrixiinta xilalka dawladda ka haya ama shaqaalaha dawladda ah inay kusoo gudbiyaan iscasilaaddooda.
Komishanka Doorashooyinka Somaliland waxa kale oo ay xuseen in aan lagu ololeyn karin hantida qaranka