Warar
Muwaadin Dhiibo Codkaaga Adigoo raacaya Tilmaamaha Codaynta ee uu Komishanka Doorashooyinka Qaranka ku farayo
TilmaamahaHannaankaCodbixintaDoorashada

#Muwaadin Dhiibo Codkaaga Adigoo raacaya Tilmaamaha Codaynta ee uu #KDQ ku farayo.
#Muwaadin #31-ka May 2021 waa Maalin Weyn. Waa #Maalintaadii. La Shaqee #KDQ, Dhiibo Codkaaga isla markaana dhankaaga ka adkee Xasiloonida, Amniga & Kala-dambaynta.