Warar
“Xilli roobaad ayaa lagu jiraa innooma qorsheysana in aanu waddooyinka wax ka qabano.” Maayar Mooge
Maayarka Caasimadda oo ka hadlayey dhismaha waddooyinka

Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in aanay xilligan u qorsheysanayn in ay dhisaa waddooyin, madaama lagu jiro xilli roobaad.
“Xilli roobaad ayaa lagu jiraa innooma qorsheysana in aanu waddooyinka wax ka qabano, roobku in uu naga qaado ayaanu sugaynaa, si aanu u bilowno waddooyin, saddexda waddo ee aanu hawshooda gelayno sabtida ayaanu bilaabaynaa”