Warar

Maxay tahay Cabsida hor leh ee soo wajahday Ruushka oo ay ka qabaan Ukraine?

Maxay tahay Cabsida hor leh ee soo wajahday Ruushka oo ay ka qabaan Ukraine?

Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay in ay heshay dukumentiyo sir ah oo “cadeynaya” in Kyiv ay qorsheyneyso weerar ka dhan ah magaalada bariga Ukraine ee Donbask oo ay maamulaan kooxaha gooni u goosadka ee uu Ruushka taageero.

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in wasaaraddu ay daabacday lix bog oo dukumeenti ah oo “cadeynaya” in xukumadda Kyiv ay diyaarisay weerar militari oo lagu qaado gobollada fallaagada uu Ruushka taageero ay maamulaan.

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in aysan si madaxbanaan u xaqiijin karin dukumeentiyadan oo ku qoran afka Yukreeyn- kuwaasi oo u muuqda in ay muujinayaan diyaar garow dagaal oo xeeladaysan.

Saxansaxo

Kala soco Wargeyska Saxansaxo Warar Hufan, Dhexdhexaad oo lagu kalsoonyahay

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Back to top button